site
stats

Orphan Care

June 27, 2017

Hay’adda HARO oo magaalada Garoowe Iyo Dangoroyo ku ciidsiisay ilaa 150 Agoon ah.

Garoowe:-Waxaa Masjidka weyn ee Al-huda ka dhacay gudoonsiin lacag la guddoon siiyay carruurta agoonta ah ee ku sugan magaalada Garowe , barnaamijkan ayaa waxaa la qabtaa , labada cidood ee Fidriga iyo Adxaa waxaana fulisay Hay’ada Haro Xafiiskeeda Puntland . […]
September 14, 2015

HARO Distributed Funds to Orphans

As the event of Eid Al-Fitr approached, the HARO teams worked tirelessly to get funds for orphans and poor children. The team at Garawe worked with Masjid Al-Huda to give the money that was donated throughout the month of Ramadan […]
July 25, 2015

HARO oo lacag u Qaybisay Caruur Agoon ah ee Degaannada Puntland

Hay’adda HARO Puntland ayaa maalinkii koowaad ee Ciiddul Fidriga oo ku beeganayd Jimcihii dharka Ciidda u qaybisay caruur gaaraya labo boqol oo ilmood oo isugu jiray wiilal iyo gabadho agoomo ah, waxaana ilmo kasta la siiyay lacag dhan 30 dollar […]
August 19, 2013

Making Orphans Happy!

HARO is one of the humanitarian organization dedicated helping the most needy people in Africa and this month, The volunteers of HARO held an event for the orphan children in Garowe, Somalia. This event was held in Masjid Al Huda […]