Humanitarian Missions

View all+
  • Iftar Project Mogadishu 2015

    Hay’adda Humanitarian African Relief Organization (HARO) ayaa Sakaatul Fidri ah ka Qaybisay Gobolka Banaadir gaar ahaan Degmooyinka Wadajir iyo Hodan.
  • Udhiya/Qurbani 2015

    Hay’ada Humanitarian African Relief Organization (HARO) oo inta badan ku howlan Taageeridda Dadka Tabaaleysan, ayaa Waxay soo Gaba-gabeysay barnaamij hilbo-qaybin ah ee ciidul-Adxa ee Sannadka 1436 H/2015 M, waxayna Barnaamijkaas ka fulisay Magaalada Baydhabo.
Hay’adda HARO oo dhar kala duwan ah ka Qaybisay Degmada Dayniile

Hay’adda Samafalka ee Humanitarian Africa Relief Organization (HARO) ayaa Taariikhdu Markey ahayd 22-8-2016 waxaay Macaawino Dhar Nooco kala duwan ah ka qeybiyay Xero Barkacayaal ah oo ku taal Degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho laguna Magcaabo Bay iyo Bakool waxaana la siiyey dad ku dhaw Kun Qof oo Dad tabaalaysan ah ,waxaana Deeqda Dadkaaa Tabaalaysan gaarsiiyay Xubno ka tirsan Hay’adda HARO. Deeqda Dharka ah ayaa la wada Gaarsiiyay Dadkii ay Hay’adu Diwaangelisey waxayna u gaartay si isku mid ah ,iyadoo Deeqdaas isugu jirtay Dharka Dumarka iyo Raggu xirtaan iyo sidoo kale kuwa Caruurta waxaana sidoo kale wehliyay Kabo iyo agabka ay Ciyaalku ku cayaaraan. Xubnhii ka socdey ama Wakiika ahaa Hay’adda Samafalka ee Humanitarian Africa Relief Organization (HARO) oo ay wehliyaan dadkii loo qaybiyey Deeqdaas ayaa u Mahadceliyeen Walaalaha Soomaaliyeed ee Jaaliyadda Waqooyiga Ameerika oo iyagu soo aruuriyey Deeqdaas islamrkaan ka soo qaadey Dalka Mareykanka sidoo kale ...